Posts

Buugta Diyaarka Ah ee Ururka Horumarinta Afka Soomaaliga

Image
Buugtan waxaa qoray © ururka horumarinta afka soomaaliga oo ka dhisan magaalada laascaanood xarunta gobolka sool UHAS waa urur isu taagay kor u qaadida iyo soocelinta afkeenii hooyo oo u muuqda inuu god kusii socdo. buugtani waa qayb kamid ah wax qabadka ururka. ururku wuxuu soo wadaa buug kale sidoo kale wuxuu gobolka ka sameeyay wacyigelino mustaqbalka dhowna wuxuu ku hanweynyahay inuu gaadhsiiyo gobolada dalka somalia oo dhan. Raac Talaabooyinkan Si Aad U Hesho Buugtan Qiimaha : $10,$10,$15 dollar oo kaliya  ( Waxa laga yaabaa in qiimuhu kordho, sababtoo ah xog aad u qiimo badan ayaan ku iibinayaa dhawr dollar oo kaliya)  hadaad rabto waxaad u iibsan kartaa kali kali sido kalana yagoo dhamaystiran yadoo lagu samayndoono qiimo dhimis balaadhan. Nooca Buugta: pdf, ebook  (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga iyadoo laguugu soo dirayo Email ama WhatsApp amaba Facebook) Tirada buugta : 3 buug  1-     ...

Ramadaan kariim