Buugta Diyaarka Ah ee Ururka Horumarinta Afka Soomaaliga
Buugtan waxaa qoray © ururka horumarinta afka soomaaliga oo ka dhisan magaalada laascaanood xarunta gobolka sool UHAS waa urur isu taagay kor u qaadida iyo soocelinta afkeenii hooyo oo u muuqda inuu god kusii socdo. buugtani waa qayb kamid ah wax qabadka ururka. ururku wuxuu soo wadaa buug kale sidoo kale wuxuu gobolka ka sameeyay wacyigelino mustaqbalka dhowna wuxuu ku hanweynyahay inuu gaadhsiiyo gobolada dalka somalia oo dhan.
Raac Talaabooyinkan Si Aad U Hesho Buugtan
Qiimaha : $10,$10,$15 dollar oo kaliya ( Waxa laga yaabaa in qiimuhu kordho, sababtoo ah xog aad u qiimo badan ayaan ku iibinayaa dhawr dollar oo kaliya)
Nooca Buugta: pdf, ebook (waxaad ku akhrisan kartaa computer-kaga iyo mobile-kaga iyadoo laguugu soo dirayo Email ama WhatsApp amaba Facebook)
Tirada buugta: 3 buug
1-
Dhibaatooyinka Horumar
la’aanta bulshada 78 BOG $10 toban dollar
2-
Qaamuuska Afka
Soomaaliga 143 BOG $15 dollar
3-
Saddexda Dilaa 77 BOG $10 toban dollar
1) Si aan buugtan kuugu soo dirno Nagala soo xidhiidh:
WhatsApp, Viber, ama Imo: +252634932257
Email: Saadiqcabdiraxmaan050@gmail.com
Buugta waxaa laguugu soo diri doonaa Email, ama WhatsApp Iyo Hababka kaleed codsato.
SIDA AAD KU IIBSAN KARTO:
Somaliland: haddii aad Somaliland joogto ku iibso buugta adoo lambarkan lacagta ku soo diraya islamarkaana soo wacaya : ZAAD: 0634932257
Somalia: Dhamaan Somalia oo dhan waxad kaga iibsan kartaa lambarkan 0634932257 ( Hormuud iyo Gollis-ba waad ka soo diri kartaa lacagta )
Dalka dibadiisa: Haddii aad joogto dalka dibadiisa waxaad ku soo diri kartaa lacagta xawaaladahan: DAHABSHIIL, AMAL TAAJ INTERNATIONAL,TAWAKAL EXPRESS, WORLDREMIT, BAKAAL ama TRANSFER GALAXY, kolba tii kuu suurto gal ah adoo lambarakan ku soo diraya +252634932257 (ZAAD) Magaca Aad ku soo diraysaa waa saadiq cabdiraxmaan khalif address-kuna waa laascaanood.
Haddii aanad xawaalad ku soo diri karin waxaad la xidhiidhi kartaa qof ehelka ama asxaabta ah oo jooga Somalia ama Somaliland oo kaa soo dira lacagta anaguna markaa aanu ku soo dirno buugta.

FG: waxaanu kuu rajaynaynaa inaad nala soo xidhidhi doonto islamarkaana aad ka faaiideysandoonto buugtan aadka u qiimaha badan.
Hambalyo Hambalyo waxaan idin kugu hambalyeenayaa hormarka aad ka wadaan gobolka ad ku noshihiin waxaana idin rajeynaa in aad gaartaan meel sare mahadsanidiin
ReplyDeletemaxamed fogad mahadsanid sxb
Delete